Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Dumarka cayilan iyo kuwa xayeesiga ah yaa fiican caafimaad iyo raaxo

Runta marka laga hadlo caafimaadka wuxuu u noqonayaa shakhsiga dhibka jirkiisa haysta. Buurnaanta markay tahay mid xadka ka baxsan ayay cudur noqotaa. Taas waa la wada og yahay. Waxaa kaloo dadka qaar ay aaminsan yihiin naagta dhuuban bahalkeeda inuu weyn yahay. Naagta buuran hilib ahaan way ka weynaan kartaa midda dhuuban laakin gudaha ahaan ama […]

Categories
News

Waa tuma Sabaax Asad Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis

Waa tuma Sabaax Asad Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis Sabaax Asad waa muwaadinad Soomaali ah oo ku noolayd magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegay inay Sabaax Asad ahayd Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis ee gobolka banaadir. Sabaax oo ahayd gabar dhalinyaro ah oo firficoon. sabaax waxau ku dhimatay qoobta qaraxa ka dhacay maanta magaalada Muqdisho, wararka waxay sheegayaan qaraxa inay […]

Categories
News Sawirada

Sabaax Asad oo la sheegay inay qaraxa ku jirtay

Sabaax Asad oo la sheegay inay qaraxa ku jirtay Warar kasoo baxay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Sabaax Asad gudoomiyihii Degmada Cabdicasiis inay ku geeriyootay qaraxa maanta ka dhacay Xamar. qaraxa oo la sheegay inay fulisay haweeney oo miinaysan. waxaa la sheegayaa masuuliin badan inay dhaawac iyo dhimasho kasoo gaareen qaraxaas.. ilaa iyo hadda lama oga […]

Categories
News

Naagta Ing Yariisow isku qarxisay yay tahay

Qaraxa lagu dilay Ing Yariisow waxaa la sheegayaa inay haweeney fulay, waxaa la sheegay markuu bilaabay duqa magaalada hadalkiisa ayaa naag soo gashay howlka oo miinaysan markaas ayay meesha isku qarxisay. wararka waxay sheegayaan in maalmahaan lala socday naag inay soo gashay magaalada Muqdisho oo rabta inay is qarxiso. marka arrinta waa halis. qaraxa dad […]

Categories
News

Cabdi Fitaax Cumar Xalane ayaa qaraxa ku geeriyooday

Waxay sheegayaan warar ka imaanaya magaalada Muqdisho inuu qaraxa ku geeriyooday agaasimaha nadaafadda magaalada Muqdisho Cabdi Fitaax Cumar Xalane. Qaraxa oo dad badan ay wax ku noqdeen. waxaa  la sheegayaa inuu ka mid yahay dadka ay wax kasoo gaareen duqa magaalada Muqdisho Ing Yariisow Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay A sanitation official […]

Categories
News

War deg deg Ing Yariisow ku saabsan iyo qaraxa

Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac fudud hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan. Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu […]

Categories
News

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto Wuxuu dhashay 19 Juun 1964 wuxuuna ku dhashay magaalada NewYork marka wuxuu haystaa baasaboor maraykan iyo mid UK awoowihiisa weyn waxaa la dhihi jiray Cali Kamaal Bek wuxuu ahaa Turki muslin ah. wuxuu ka mid yahay Boris Johnson dadka aad u neceb islaamka waa qof Trump […]