Waxay sheegayaan warar ka imaanaya magaalada Muqdisho inuu qaraxa ku geeriyooday agaasimaha nadaafadda magaalada Muqdisho Cabdi Fitaax Cumar Xalane.
Qaraxa oo dad badan ay wax ku noqdeen.

waxaa la sheegayaa inuu ka mid yahay dadka ay wax kasoo gaareen duqa magaalada Muqdisho Ing Yariisow
Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay
A sanitation official in the Somali capital was wounded in the explosion
Reports from Mogadishu indicate that the director of sanitation in Mogadishu, Abdi Fitaah Omar Halane, was killed in the explosion.
The explosion injured many people.
It is said that he was among those injured, including the mayor of Mogadishu, Ing Yariisow.
