Waa tuma Sabaax Asad Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis

Sabaax Asad waa muwaadinad Soomaali ah oo ku noolayd magaalada Muqdisho.

Waa tuma Sabaax Asad Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis
Waa tuma Sabaax Asad Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis

Waxaa la sheegay inay Sabaax Asad ahayd Gudoomisadii Xaafadda Cabdicasiis ee gobolka banaadir.

Sabaax oo ahayd gabar dhalinyaro ah oo firficoon. sabaax waxau ku dhimatay qoobta qaraxa ka dhacay maanta magaalada Muqdisho, wararka waxay sheegayaan qaraxa inay fulisay haweeney lagu magacaabo Hodan.

wararka waxay sheegayaan in meesha ay dad badan ku waxyeeloobeen

Gabar muuqaal kasoo duubtay Wadada garoonka Muqdisho biyo badan fadhiistay

Who is Sabaah Asad, the Chairperson of the Abdiasis Neighborhood

Sabaah Asad is a Somali citizen who lived in Mogadishu.
It is said that Sabaah Asad was the Chairperson of the Abdiasis Neighborhood in the Banadir region.
Sabaah was a young and active girl. Sabaah was killed in a bomb explosion in Mogadishu today, reports say that the explosion was carried out by a woman named Hodan.

Reports say that many people were injured in the area

Leave a Reply