Sabaax Asad oo la sheegay inay qaraxa ku jirtay
Warar kasoo baxay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Sabaax Asad gudoomiyihii Degmada Cabdicasiis inay ku geeriyootay qaraxa maanta ka dhacay Xamar.

qaraxa oo la sheegay inay fulisay haweeney oo miinaysan.
waxaa la sheegayaa masuuliin badan inay dhaawac iyo dhimasho kasoo gaareen qaraxaas..
ilaa iyo hadda lama oga tirada dhimashada rasmiga ah iyo dhaawaca.
One of the victims of the bombing in the Somali capital is the district official
Sabah Asad reportedly killed in explosion
News from Mogadishu say Sabah Asad, the governor of Abdiaziz District, was killed in the explosion that occurred today in Hamar.
The explosion was reportedly carried out by a woman who planted a bomb.
Many officials are said to have been injured and killed in the explosion.
The official death toll and injury toll are still unknown.




