Qaraxa lagu dilay Ing Yariisow waxaa la sheegayaa inay haweeney fulay, waxaa la sheegay markuu bilaabay duqa magaalada hadalkiisa ayaa naag soo gashay howlka oo miinaysan markaas ayay meesha isku qarxisay.

Naagta Ing Yariisow isku qarxisay yay tahay
Naagta Ing Yariisow isku qarxisay yay tahay

wararka waxay sheegayaan in maalmahaan lala socday naag inay soo gashay magaalada Muqdisho oo rabta inay is qarxiso.
marka arrinta waa halis.
qaraxa dad ayaa ku dhintay waxaa ku jiray masuuliin. waxaa la sheegayaa naagtaas inay ka mid tahay dadka aaminsan in la laayo shacabka soomaaliyeed waana fikirka qaldan oo lagu dhex faafinayo bulshada soomaaliyeed

Gabadha qaraxa fulisay oo hadlayso

News reports that the bomber is a woman

The explosion that killed Ing Yarisow is said to have been caused by a woman, it was said that when the mayor began his speech, a woman entered the scene and planted a bomb, then she blew herself up.
Reports say that a woman has been seen entering Mogadishu recently and wants to blow herself up.
So the matter is serious.
People died in the explosion, including officials. It is said that this woman is one of those who believe in killing Somali citizens, and this is a wrong idea that is being spread among Somali society.

Leave a Reply