Categories
Sharxidda Axaadiista

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha

Ajarka laga helo tarbiyada gabdhaha Alle ayaa bixiya ubadka nooc kaste ay yihiin gabar iyo wiilba. Laakin waxaa aad u adag qofka inuu tarbiyeeyo gabdhaha sidaa awgeed ajar wey ayaa laga helayaa tarbiyada gabdhaha. Wuxuu yiri nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:  (مَنْ كَانَ لَهُ ثَلَاثُ بَنَاتٍ ، فَصَبَرَ عَلَيْهِنَّ ، وَأَطْعَمَهُنَّ […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Boobka iyo xatooyada islaamka muxuu ka qabaa

Boobka iyo xatooyada islaamka muxuu ka qabaa Boobka wuxuu ka mid yahay fasahaadinta dhulka, diinta islaamka aad ayay uga digtay qofka muslinka inuu boobo hantida dadka, boobka iyo dhaca waxay ka mid yihiin dambiyada waaweyn oo naarta lagu mutaysto,  boobka waxaa soo galaya xatooyada iyo qishka iyo khiyaanada dadka siiba marka la rabo in hantida […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Dardaaranka Nabiga SCW xajka sagootiska

Dardaaranka Nabiga SCW xajka sagootiska Nabiga (SCW) wuxuu la dardaarmay umaddiisa maalinta xajka wadaaca ama xajka sagootiska, waxaaylo badan ayuu faray wax badanna waa ka reeebay axaadiis badan ayaa kasoo arooray. Waxaa laga wariyay Cabdiraxmaan Bin Abii Bakrata wuxuuna ka wariyay aabbihiisa in nabiga ku fariistay ratigiisa qof ayaa u qabtay hoggaankiisa kaddib wuxuu yiri […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka iyo cadaaladda iyo sinnaanta

Islaamka Iyo Cadaaladda Iyo Sinnaanta Diin ma jirto ka wanaagsan islaamka, diinta islaamka waa xaq wixii kasoo harayna waa baadil, diinta islaamka waa diin ku dhisan cadaalad sidoo kale dadka waxay amartay inay ku dhaqmaan cadaaladda, dad badan ayaa maanta soo gala diinta islaamka taasna waxaa ugu wacan xaqqa iyo cadaaladda ay wadato. Maanta qofka […]

Categories
News Sawirada

Sawiro xajka 60 sano kahor

Sawiro xajka 60 sano kahor Sawiradan waxaa laga joogaa lixdan sano kahor waxaa la qaaday khontomeeyada. eeg siday ahayd kacbada iyo qaabka ay u xajinayeen dadkii hore. sawirada waxaa ka muuqda waxyaalo badan waxaa aad u yaab badan shirkadda Coca Cola oo dhagaxtuurka mino tabeello xayaysiis ah loogu oggolaaday. sidoo kale waxaad arkaysaa dad xujaay […]

Categories
Sawirada

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale Sawirada qaar waa cajiib, sawirkan qofka qaaday wuu la helay. neef ide ayaa isku dayaya inuu neefka kale ka furo xarigga qoorta kaga xiran. wuxuu u adeegsanayaa afkiisa si uu xarigga uga furo. waa sawir yaab badan ku tusinaya xaywaanada siday isugu kaalmeeyaan, hadduu ku cajabiyo […]

Categories
News Sawirada

Sariirta ugu cajiibka badan dunida

Sariirta ugu cajiibka badan dunida Waligaa ma aragtay sariir gaari ama baabuur oo kale ah. waxaa ka sii yaab badan waxaaba lagu rakibay dhuunta shidaalka wa u eg waxaana loo sameeyay taargo. waxaa dabada loogu qoray magaca shirkadda gaariga, ranjiga la mariyayna wuxuu u eg yahay ranjiga la mariyo gawaarida. sawirada noocan ah waa naadir […]