Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso Waxaa laga helaa abaal aad u weyn dhisidda masjidka Alle wuxuu yiri: (إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَاجِدَ اللَّـهِ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ) التوبة: ١٨   Waxaa uun camira masaajidda Alle qof rumayay Alle iyo maalinta Aakhiro Only those shall maintain Allah’s mosques who believe in Allah and the Last […]

Categories
News

Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo

Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo Waxaa Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee kulan duco ah loogu sameynaayo maalinta jimcaha ah Gudoomiyiihii gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow . Sidoo kale kulanka ayaa magacana looga badalayaa garoonka waxaana loogu magacdarayaa gudoomiyihii gobalka banaadir Eng Yariisow.Kulanka ayaa waxaa kasoo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Caruurta guryaha lacagta ka xado maxaa u keeno

Su’aasha: Su’aal baan qabaa o ah cunugayga wuxuu bartay inuu wax guriga ka xado waxaan la yabanahay siduu ku bartay, waxaa iga sii nixiyay qof dariskeena ah oo igu ymid guriga wuxuu igu yiri waxaan kuu sheegi rabaa wax waana ka xishoonayaa waxaan ku iri sheeg wuxuu igu yiri anoo masjidka kasoo baxayo cunugaaga ayaa […]

Categories
News Sawirada

Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow

Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow Wiilka uu dhalay Ing Yariiswo ayaa soo dhoweeyay shekh Cabdiraxman Sudeys oo ah imaamka maska xaramka. sawirada ayuu soo dhigay barta Facebook. sida la og yahay Ing Yariisow wuxuu ku geeriyooday magaalada Doha dalka Qatar markii uu ku dhaawacmay kaddib qarax lala beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir Son of […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay

Siduu islaamka bulshada u ilaaliyay Diinta islaamka ma aha kaliya diinta cibaadada xoogga saarta ee waa diin dhinac walba nolosha hagaajisa, waa diin dhaqanka dadka toposisa, dad badan awaxay u haystaan diinta islaamka inay ku kooban tahay masjidka kaliya. Sidaas ma aha sheekada qofka wax kaste uu samaynayo waa lala xisaabtimayaa, waxaana laga rabaa inuu […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Midnimada iyo diinta islaamka

Midnimada iyo diinta islaamka Sida la og yahay awoodda waxay ku jirtaa midnimada, umad kaste markay isku xiranto ayay wax qabsan kartaa haddii umadda ay is khilaafto way tabarbeelaysaa, diinta islaamka aad ayay ugu boorrisay midnimada iyo in laysku xirnaado. Aaayado badan ayaa lagu sheegay iyo axaadis fara badan qiimaha jamaacada iyo midnimada. oraahda Alle: […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka Dumarka samankan waxay noqdeen badeeco lagu ganacsado dhinac walba. Waa la qiima tiray taasna waxaa sabab u ah dadka sheeganaya inay ilaalinayaan xuquuqda hawweenka. Diinta islaamka kaliya ayaa dumarka xaqooda siiyay eeg nusuusta kusoo aroortay kutubta islaamka: wuxuu leeyahay nabigeena – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -:  (فَإِنَّ لَكُمْ […]