Sheikh Sudeys iyo wiilka Ing Yariisow

Wiilka uu dhalay Ing Yariiswo ayaa soo dhoweeyay shekh Cabdiraxman Sudeys oo ah imaamka maska xaramka.

SAWIRADA SUDEYSI IYO WIILKA ING YARISOW 1
SAWIRADA SUDEYSI IYO WIILKA ING YARISOW 1

sawirada ayuu soo dhigay barta Facebook.

sida la og yahay Ing Yariisow wuxuu ku geeriyooday magaalada Doha dalka Qatar markii uu ku dhaawacmay kaddib qarax lala beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir

Son of Ing Yariisow hosting Sheikh Abdirahman Al-Sudaisi

Ing Yariisow’s son welcomed Sheikh Abdirahman Sudeys, the imam of the Masjid al-Haram.
He posted the photos on Facebook.
As is known, Ing Yariisow died in Doha, Qatar, after being injured in an explosion targeting the Banadir regional administration center.

Leave a Reply