Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo

Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo
Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo

Waxaa Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee kulan duco ah loogu sameynaayo maalinta jimcaha ah Gudoomiyiihii gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow .

Sidoo kale kulanka ayaa magacana looga badalayaa garoonka waxaana loogu magacdarayaa gudoomiyihii gobalka banaadir Eng Yariisow.Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galaya madaxda ugu sareysa dalka, Xildhibaano, wasiiro, masuuliyiin kale iyo shacabka reer Muqdisho qaarkood.Ing Yariisow oo ku dhintay qarax lagula beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Familka Ing Yariisow iyo ducada aabbahooda loo qabtay

Mogadishu Mayor Ing Yariisow named on the National Stadium

The final preparations are underway at the Banadir Football Stadium for a prayer meeting on Friday for the Governor of the Banadir region, Abdirahman Omar Osman Eng Yarisow.
The stadium will also be renamed after the Governor of the Banadir region, Eng Yarisow.

The meeting will be attended by the country’s highest leaders, MPs, ministers, other officials and some Mogadishu residents.

Eng Yarisow killed in an explosion targeting the Banadir regional administration center.

Leave a Reply