Dhakhaatiirta cuntada takhasuska u leh waxay sheegeen inay leedahay muluukhiyada faa’idooyin caafimaad aad u badan waxaa ka mid ah: 1- caafimaadka wadnaha 2- nidaaminta cadaadiska dhiigga 3- nidaaminta shaqada dheefshiidka 4- kahortagidda dhiigyarida 5- joojinta hordala’aanta 6- xoojinta isdifaaca jirka waxyaalo kale oo badan ayay leedahay oo halkaan aan lagu soo koobi karin. inta lasoo […]
