Madaxweynaha dalka Tuunis markuu marayay meel qashinqub ah wuxuu ka arkay cunug yar oo meesha ag jooga oo ka mid ah dadka aan haysanin guri wuxuu amray madaxweynaha shufeerkiisa inuu joojiyo gaariga cunigii ayuu soo qabtay qoorta ayuu galiyay wuxuu geeyay dhismaha dowladda asoo dhahay ” waxaan ka baqayaa in la ikaa weyddiiyo maalinta qiyaame”.

dalalka carabta iyo afrikaanka waxaa lagu saliday madax aan naxariis lahayn waxay u shaqeeyaan dowladaha gumeysiga waxay gumaadan shacabkooda, waxay gaajo ku dilaan dadkooda.
The President of Tunisia, while passing by a garbage dump, saw a small child lying nearby, one of the homeless. He ordered his driver to stop the car, grabbed the child by the neck, and took him to the government building, saying, “I fear that I will be asked about this on the Day of Judgment.” The Arab and African countries have been ruled by ruthless leaders who work for colonial governments, who massacre their own people, and who starve their own people.
