Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Muluukhiyada faa’idada caafimaad ay leedahay

Dhakhaatiirta cuntada takhasuska u leh waxay sheegeen inay leedahay muluukhiyada faa’idooyin caafimaad aad u badan waxaa ka mid ah: 1- caafimaadka wadnaha 2- nidaaminta cadaadiska dhiigga 3- nidaaminta shaqada dheefshiidka 4- kahortagidda dhiigyarida 5- joojinta hordala’aanta 6- xoojinta isdifaaca jirka waxyaalo kale oo badan ayay leedahay oo halkaan aan lagu soo koobi karin. inta lasoo […]

Categories
News

Madaxweynaha Tuunis iyo cunugga uu jidka kasoo qaaday

Madaxweynaha dalka Tuunis markuu marayay meel qashinqub ah wuxuu ka arkay cunug yar oo meesha ag jooga oo ka mid ah dadka aan haysanin guri wuxuu amray madaxweynaha shufeerkiisa inuu joojiyo gaariga cunigii ayuu soo qabtay qoorta ayuu galiyay wuxuu geeyay dhismaha dowladda asoo dhahay ” waxaan ka baqayaa in la ikaa weyddiiyo maalinta qiyaame”. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Xaaskeyga waxay ku riyootay anoo sariirta dab ka shidayo

Su’aasha: Asc. Fasiir Riiyo. Asc walal waan ku salaamay waxan raba in Riyaadan la ii fasiiro Xaaskeyga waxay ku riiyootay anaga oo sariirta wada jiifna inan geeska aan aniga jiifa aan Dab ka shiiday marka ay i weydiisay waxan dabka u shiiday waan ku qoslay. Marka walal maxay noqon karta Fasiirkeeda Xaaskeyga shalay safar ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dabka waa maxay

Fasirka riyada dabka waa maxay Su’aasha: Asc 1. Asc walal Xaaskeyga waxay ku riiyootay anoo qolka jiifka dab ka shiidaya dab weyn ma ahan balse waa dab yar oo holac wata meesha aan ku shidayay waxaa yaalo roog cagaaran. 2. Xaaskeyga i weydiisay waxay igu tiri maxay tahay dabka aad nagu shiday uma jawabin balse […]

Categories
Bulsho Society

Dumarka la qabo oo nin kale eego

Dumarka la qabo oo nin kale eego Waxaa ugu xun adduunka naag nin qabo oo nin kale wax ka raadinayso, waayo ma jiraan wax ku kallifaya arrinkaas, jacaylka ay u baahan tahay way haysataa galmana way haysataa, marka maxaa ku kallifaya nin kale inay raadiso oo ay shukaansi la gasho. taas waa dhilanimo iyo edbdarro, […]

Categories
Sawirada

Sh Shariif oo dagaal qaadi raba

Sh Shariif oo ugu gooddiyay dowladda Sooomaaliya inuu dagaal ku qaadi doona. sheekada waxay  socotaa mar kale qabyaalad. amin arts oo sawirkan ku caddeeyay shariif inuu yahay kooxaha dalka raba inay dumiyaan. Hadalka shariifka dad badan ayaa la yaabay qaabka uu rabo inuu dalka u dumiyo. Sheekada aad bay u culus tahay carabta shaqo culus […]

Categories
News Sawirada

Dhakhtar iligta ugu dheer ku galay Guinness World Records

Dhakhtar iligta ugu dheer ku galay Guinness World Records Dhakhtar u dhashay dalka Germany ayaa siibay iligta ugu dheer adduunka. wuxuu gaarayay dhererka iligta 3.72 sintimitir. halkan ayaad ka arki kartaa sawirka iligtaas: dhakhtarka wuxuu sidaas ku galay  Guinness World Records  ee qiyaasyada. طبيب ألماني يدخل موسوعة “غينيس” للأرقام القياسية، بعد ما اقتلع أطول سن […]