Riyada nuurka kor u kacaya

Riyada nuurka kor u kacaya

Riyada nuurka kor u kacaya Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday anigoo kaligay meel jooga ayaa laygu yidhi wataa maki markaan meeshii eegay waxaan arkay nuur kor ukacay waxaan isku idhi naftayda waa maka nuurbaa ka kacay wax magaalo ah iimay muuqan cida ila hadashayna maan arkayn iisoo fasir sheekh   Fasirka: Waa riyo tilmaamayso arrin […]

Sodohda oo guriga laydh galinaysa

Sodohda oo guriga laydh galinaysa

Sodohda oo guriga laydh galinaysa Riyada: Asc waxaan kuriyoday soduhday oo gurigayga hagajinaysa laydhka galinaysa oo gurigayga dhextasgan oon leeyahay hooyo laydhkii ayay noo hagajisay inshaallaah haday khayr tahay ii Soo fasir Fasirka: Waa riyo tilmaamayso gurigiina inuu hagaagayo oo uu noqonayo guri toosan Laydhkaas wuxuu tilmaamayaa isfahan iyo jacayl. Waxaa laga yaabaa inay noqoto […]

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo La’socda nin wajigiisa cad’yahay ama aad moodi wijigiisa in uu baras wajiga ka qabo waxaa na dhex maraysa dood wana lugaynayna meel aan u socono magaranayo anigana waxaa markaas igabaxa iftiin anigoo dhan waan ifayaa sidii uu ii waday […]

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo

Riyo cajiib labo dayax oo iftiin qurux badan leh iyo aabe salaad ii kicinayo Riyada: Asc wllo magaceygu waa amiin waxaan ku riyooday riyo cajiib ah habeenkaa asaga ah waaa xanunsanaa oo calooshaa leyga haayey waan hurday ka dib waxay ku bilaabaty riyada anigoo hurdayo oo uu abbe iga kicinayo oo uu I leeyahy aabe […]

Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta

Su’aasha: Waxan ahay nin doob ah. Waxan ku riyooday aniga oo aad u faraxsan gabadhna gacanta haysta oo sii gelaya meel iftiin iyo nuur badan ka soo baxayo. Fadlan ii turuma. Allah ha idin waafajiyee. Jawaabta: Waxaad heli doontaa nolol raaxo badan waadna guursan doontaa, riyada waa riyo khayr iyo bishaaro ah.

Gabar ku riyootay nin jihaad ka yimid la leeyahay

Gabar ku riyootay nin jihaad ka ymid la leeyahay

Su’aasha: Asc wll BARAKALLAH mar ayaan ku riyooday anigoo qol jogo waxa aalbabka kaso galay nin dhalinyara oo wijiga maro ugu xirantahay jihaadkii ayuu ka yimi ayan islehay agteya ayu fadhiste ane wijiga iska fur ayan dhahay wu iska furay wa qof farxad ka muuqato aadne u qurux badan inyar ayan isku dhaween markas ayu […]

Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya

Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya

Su’aasha: Asc wll Habeen ayaa waxaan ku riyooday nin asiga dhan wada cad ma sheegi karo in uu saxaabi yahay iyo in kale wajidiisana waxaa qarinaayay iftiinka ka soo baxaayo asiga ka dib ayaa wuxuu ii dhiibay seef iguna dhahay dagaalka adiga ayaa hogaaminaayo dagaalkiina guul ayaan ka keenay ka dib wuxuu igu dhahay adiga […]