Categories
Caafimaadka Health

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Su’aasha: Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa. Jawaabta: Saliidda qumbaha “Coconut oil”  ama    زيت جوز الهند   waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii aad doob tahay maxaad ka […]

Categories
Caafimaadka Health

Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa

Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa Su’aasha: Walaal hadaan Guskeyga Shaambo ku daliigo waxaan isku arkaa wax yar ka dib xanuun xitaa markaan kaadinaayo wey i gubeysaa. Jawaabta: Sida la og yahay shaambaa iyo saabuunta waxay ka samaysan yihiin wayaabo kiimiki ah, waxay keeni karaan xasaasiyad marka ay gaarahaa gudaha jirka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso

Gabar ku riyootay iyadoo qof ay taqaano guursanayso Su’aasha: Walaal waa mxay tahay fasirka riyada adigo guursanaya qof aad taqaano laakin wax aadan xiriir walaalnimo mooye wax kale idink dhaxayn shukran. Jawaabta: Riyada guurka inta badan kuma furanto guurka laftiisa, macne kale ayay yeelanaysaa. Gabar aan xaas ahayn hadday ku riyooto iaydoo guursanaynso qof ay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha

Su’aasha: Waxan ku riyooday aabahay iyo hoyaday oo dhintay iyo anoo xanuunka cararaya. Jawaabta: Riyadan waxay tusaysaa haddii Alle idmo dhibaato ku haysata inaad ka bixi doonto sidoo kale inaad ka towbad keeni doonto dambiga. Inshaa Allaah. Ita badan dhimshada ama geerida toos uma furmayso waxaa laga yaabaa inay ku tusto cagsiga cimri dheer  sidoo […]

Categories
Talooyinka Consultation

Qofkaan la shekaystaba wan ka xiiso dhacaa

Su’aasha: Ascw walal waxan ahay gabar 20 meyada ku jirta waxan isku arkay ninwalbo oo an la shekeysto xisihiisa wuu iga dhamada oo qalbiga aya iga soo xirma oo qofki markan 2 malin la shekeysto wuxu yahay ban kuso ogadaa kadibna wan ka gaabiyaa inta ugu badan ragga iyagaa xiriir iga cod sada ma sheegi […]

Categories
Fatwada

Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo

Forex wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo Su’aasha: Asc waxaan rabey inaad igaga jawaabtaan hadii aan ka shaqeysanayo suuqa Forex aan anigu ka shaqeysanaayo wax dambi ah miyaa iga soo gaaraayo ama lacagta aan ka dgaxli halkaa ma xaaraan ayey noqoneysaa (waa marki aan anigu gaar ahaan uga shaqeysanaayo). Jawaabta: Walaal waxaan ka jawaabnay […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naag hadaan la hadlo waan kacaa ma cudur baa

Naag hadaan la hadlo waan kacaa ma cudur baa Su’aasha: waxaan rabaa inaad igaga jawaabtaan waxaan ahay wiil aan gabdhaha la hadlin sawabtane waxa ay tahay farjiga ayaa ii kacaya hadii aan hadal isdhaafsano oo raaxo leh taasi maxey tahay iga jaahil bixiya. Jawaabta: Taas waxay noqonaysaa arrimaha nafsiga, sidoo kale dareenka xoogga leh ninka […]