Su’aasha: Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa. Jawaabta: Saliidda qumbaha “Coconut oil” ama زيت جوز الهند waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii aad doob tahay maxaad ka […]
