Categories
Talooyinka Consultation

Qofkii xoolo dadow cunay ma towbadkeeni karaa

Su’aasha: Asc wllo qofkii cunay xoolo xaraam ah uu qofkale leeyahay haddana uusan haysan xoolo uu ku bixiya xoolahas balse uu si niyad u towbad keena ducada iyo salaada ma laga aqbaali doona. Haddi aan awooda aan gudi laha balse xoolo aan ku gudo ma haysto balse waan ku rajo weynahay inan iska bixiya xoolahas […]

Categories
Caafimaadka Health

Farta dhakhaatiirta ay daawada ku qoraan maxay isugu dardarsan tahay

Su’aasha: Suaashaan waxa ay tahay waxaan fahmi waayey dhaqaatiirta marka ay quf daawo u qorayaan waxa ay isticmaalaan far u gooni ah oo isku dardarsan marka taasi mexey tahay. Jawaabta: Arrinta aad sheegtay oo ah khadka ay adeegsadaan dhakhaatiirta marka ay qof daawo u qorayaan waa arrin dunida oo dhan ka jirta, xataa heer waxay […]

Categories
Caafimaadka Health Riyooyinka Dreams

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay

Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay Su’aasha: Wll dhawaanahan waxaan joojiyay siigada marka laba habeen oo isku xigto ayaan riyo ku biyo baxay taas ma xaalad caafimad ayay la xiriiirtaa saas ay tahayna waxaan iska dhaafay cunnda badane. Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu riyo ku biyabaxo xagga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday musqusha gurigeena oo buuxsantay markaas aniga waxaan sameynaa xaarkii musqusha buuxiyey ayaan bir ku riixayaa anoo dhibsanaayo musqushoo dhan wada biyo ayay ahayd riyadaas cml maxaa lagu fasiraa wll ii macney2. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska fogeynayso maal xaaraan ah iyo waxyaalo xunxun, saxarada inta badan waxaa lagu fasiraa xoolaha […]

Categories
Talooyinka Consultation

Kacsiga markuu xanuun isu badalo maxaa talo ah

Kacsiga markuu xanuun isu badalo maxaa talo ah Su’aasha: Bahda webka daruur khayr Allaah ha isin siyo sida aad ugu faa’idaynaysan umada somaliyed dhib aya i haysta waxan ahay gabar 26 jir ah waxan daremaa kacsi aad u daran iyo xanuun xubinta taran oo dhan marka an maskaxda iga soo galan wax lagu kacsado xataa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin

Fasirka riyada akhriska suuratul Yaasiin   Su’aasha: Su’aasha:Hadii aad ku riyooto adiga iyo qof aad jeceshahay oo isla aqrinaayo suuratul yaasiin maxay micneenaysaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaaysaa inaad wanaagsan tihiin oo aad daacad isu tihiin sidoo kale inay akhlaaqdiina fiican tahay iyo khaatimadiina inay meel fiican ku dambaynayso, waa riyo khayr iyo bishaaro wadata, waliba […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee

Gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee Su’aasha: Asc suaasheyda waxa ay tahay waxa aan maqlaa gabadh fircooni ah iyo mid suni midee guursanee marka maxay kala yihiin fircooni iyo suni labadoodane kee fiican. Jawaabta: Gabar fircooni waxaa laga wadaa midda gudniinka fircooniga la guday gudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo gabadha kintirka iyo […]