Shahwada hadey laba habeen oo isku xigto riyo iigaga timaado maxay tahay
Su’aasha:
Wll dhawaanahan waxaan joojiyay siigada marka laba habeen oo isku xigto ayaan riyo ku biyo baxay taas ma xaalad caafimad ayay la xiriiirtaa saas ay tahayna waxaan iska dhaafay cunnda badane.

Jawaabta:
Wax dhib ma laha qofka hadduu riyo ku biyabaxo xagga caafimaadka, jirka wixii dheeraad ah isagaa iska soo tufa, waxaa muhim ah inaad ka fogaato siigada.
Biyaha marka ay jirka ku bataan qofka riyo ayay uga baxayaan marka wax walwal ah ma laha.
Hadii shahwada aan isku reebo kelli xanuun iyo dhabar xanuun miyey leedahay?
There is no health risk if a person urinates in a dream, the body expels the excess on its own, it is important to avoid dust.
When water increases in the body, the person urinates in a dream, so there is nothing to worry about.
