Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada

Dhakhtarada phamaciga ma aadi kara si an u weydiyo xaladeyda arimaha galmada

Su’aasha: muda dheer sigeysanaye laba bil kadib inaan aroos galan rabaa marka dhakhtar ayaan ubahanahay marka ma dhakhtar khaas baan raadiya mise kuwa pharmacy yaasha ayaan utagi karaa. Jawaabta: Dhakhtar aqoon u leh ayaa loo baahan yahay inuu arrimahaas kaaga hadlo, hadduu yahay qofka jooga farmashiyaha qof aqoon u leh arrimaha galmada waad weyddiin kartaa. […]

Farta dhakhaatiirta ay daawada ku qoraan maxay isugu dardarsan tahay

Su’aasha: Suaashaan waxa ay tahay waxaan fahmi waayey dhaqaatiirta marka ay quf daawo u qorayaan waxa ay isticmaalaan far u gooni ah oo isku dardarsan marka taasi mexey tahay. Jawaabta: Arrinta aad sheegtay oo ah khadka ay adeegsadaan dhakhaatiirta marka ay qof daawo u qorayaan waa arrin dunida oo dhan ka jirta, xataa heer waxay […]