Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno
Su’aasha:
Walaal su’aashaydu waxay tahay siigadu waa sidee ani waxaan biyaha iska keenaa anoo qalbiga ku haya gabadh aan aqaano oo sawiranaya jidhkeeda iyo wexeeda oo dhan markaa siigadu ma sidaasaa mise waa gacanta oo aad ugu celceliso guska.

Jawaabta:
Siigada waa qofka inuu gacantiisa adeegsado ama wax la mid ah, siduu isaga keeno biyaha shahwada.
Laakin qofka in maskaxdiisa ay soo galaan waxyaabo la xiriiro naago ama gabdho jirkooda oo sidaas ay biyaha uga yimaadaan ma aha siigo, laakin qofka hadduu ugu talaggalayo inuu sidaas biyaha ku keeno waxaa laga yaabaa in isla natiijada siigada inuu kala kulmayo, inkastoo ay adag tahay qofka inuu feker ku keeno biyaha, taas kaliya waxay dhici kartaa marka uu yahay qof dhalinyar oo da’ yar oo kacsi badan hayo oo biyaha shahwada ay ku daaheen jirkiisa, laakin qofka taas ma awoodo mar kaste inuu sameeyo inuu caado ka dhigto waxay isu rogaysaa sida siigada oo kale walwalka iyo murugta iyo waxyaabaha siigada ka dhasha, waxaana loo yaqaanaa siigada maskaxda.
Waxaa kuu fiican inaad ka fogaato fikirka noocaas ah oo aad maskaxdaada ku mashquuliso wax kale oo ka fiican oo dan kugu jirto waxbarsho oo kale.
Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul
Dust is when a person uses his hand or something similar to bring water to the semen.
But for a person to have thoughts related to women or girls enter his mind and thus bring water to the semen, it is not dust, but if a person intends to bring water to the semen in this way, he may encounter the same result as dust, although it is difficult for a person to bring thoughts to the semen, this can only happen when he is a young person who is very aroused and the semen has been delayed in his body, but a person is not able to do this every time, making it a habit, it turns into dust, like worry and sadness and the things that come from dust, and it is known as dust of the mind.
It is better for you to avoid such thoughts and occupy your mind with something better that interests you, such as education.
