Categories
Caafimaadka Health

Wareerka dhiiga caadada sababaha keena

Wareerka dhiiga caadada sababaha keena Su’aasha: Warerka dhiga cadada ekfashinka miya u sababab ah? Jawaabta: Caadada inay qasanto ama ay kasoo daahdo waqtiga saxa ah waxaa keena sababo badan, tusaale ahaan gabadha inay la soo gudboonaadaan xaalado cudur ama safar ama dhibaatooyin kale, sidoo kale daawooyinka uurka reeba (Birth Control Pills) ama infekshanka xubinta  taran […]

Categories
Af English

Falkaab meeleedka ee afka English-ka

Falkaab meeleedka afka ingiriiska waa muhim marka la rabo in afka lagu hadlo, falkaab wuxuu ka joogaa luqadaha meel weyn, waayo inta badan kama marna weeraha la dhisayo, falkaabka makaanka loo yaqaano waa badan yahay halkan ayaan kusoo aroorinayaa haddii Alle idmo inta ugu mhimsan. English Carabi Somali here هنا halkan there هناك halkaas away […]

Categories
Af English

Weero Ingiriis oo muhim ah

Barashada afka qalaad waxaa ugu muhimsan qofka inuu barto ereyada aadka loo adeegsato, oo nolosha mar kaste ku jira, ee ma aha weeraha aan la adeegsanin qofka inuu isku mashquuliyo. Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka dhaqsi ku badalma mar kaste waxaa soo gala ereyo macne kale loo adeegsado, tusaale ahaan ereyo 10 sano […]

Categories
Sawirada

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910. Photo by Angelo Ghirelli, lagu soo daabacay wargayska ” Lillustarzione italiana   Sida la og yahay koonfurta soomaali waxaa ku gumaystay Talyaani waqooyigana Ingiriis sawirka waxaa ka muuqdo sidey u labisnaayeen soomaalida. Marka loo laabto […]

Categories
Caafimaadka Health

Meelaha ugu dareenka badan dumarka

Meelaha ugu dareenka badan dumarka Su’aasha: Asc  waxaan rabaa inaad i shegtaan jirka dumarka meelaha ugu dareenka badan dareenka kacsiga sida guska ninka uu u dareemo ama ku aaddan intee la dhihi karaa. Jawaabta: Su’aashan waxay u baahan tahay faahfaahin badan, dareenka naagta sida ninka oo kale ma aha, gabdhaha waxyaalo badan ayay u baahan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga

Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga Su’aasha: Xaaskaygu wax dareena maleh mana jirto waxyaalo xun xun oo samayn ku leh nolosheeda oo so maray Anaa bikro jabsaday waa qof yar lkn waa fircooni si xun ugu gudan Waaba ka maqan yahay dareenka kacsiga mana aaminsana in kacsi jiro xataa Si kasta hadaa u baashaalsiisid […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofka jirkiisa ku kacsanaayo ma xaalad bay la xiriirtaa?

Qofka jirkiisa ku kacsanaayo ma xaalad bay la xiriirtaa? Su’aasha: Waxaan ahay doob markaan dharko iska dhigo ee qubeysan rabo xubinkaa i kaca markaan arkaba guskeyga kacsi baan dareemaa arintaas maxay la xiriirtaa qofka isagu ma isku kacsan karya? Jawaabta: Qofka marka uu doob yahay wax kaste uu ku kacsadaa xubinta taranka kacsan waxay maskaxda […]