Xaaskaygu waa ka maqan yahay dareenka kacsiga
Su’aasha:
Xaaskaygu wax dareena maleh mana jirto waxyaalo xun xun oo samayn ku leh nolosheeda oo so maray
Anaa bikro jabsaday waa qof yar lkn waa fircooni si xun ugu gudan
Waaba ka maqan yahay dareenka kacsiga mana aaminsana in kacsi jiro xataa
Si kasta hadaa u baashaalsiisid waa dhagaxi daren maleh waa ku daalaa hadaa istiinsho iga dhaqso bayna igu haysaa way i jeceshahay ana waa jeclahay waana qof wanagsan runtii lkn dhanka sariir bay zero ka tahay iyo isqurxinta magaalada markay aadayso aad bay ulabisata isku carfisaa hadaa dhaho gurigaaga baa kaaga baahan isqurxinta ma awoodo bay ledahay
Ana dareenkaygu waa badanyahay sanadki dhan inaa 5 jeer ka hela laga yaaba haday uur qaadana maba Arko waana soomaa waxba waa waa iga tari wAAYEY SOONKII
MARKA MAXAA ILA GUDBOON ?

Jawaabta:
Raaxada ninka iyo naagta isqaba waxay ku dhisan tahay isfahan marka hore, haddii meesha isfaham jirin labada qof way ku adkaanaysaa in si fiican u raaxaystaan, waxaa laga yabaa dareenka ay dareemi la’dahay xaaskaaga inuu keenay isfahan la’aanta idin haysata, waxaa lagaa rabaa inaad barto raaxada oo aad kalsooni siiso oo aad la sheekaysato jacayl inaad u muujiso oo aad ku tiraahdo hadalo amaan ah oo soo jiita qalbiga dumarka, sidoo kale inay iyada cunto cuntooyinka dareenka kiciya su’aal mid ah su’aashan ayaan ka jawaabay halkaan ka akhriso:
Xaaskaygu dareen kacsi maleh talo keena
The happiness of a husband and wife is based on mutual understanding first. If there is no mutual understanding, it will be difficult for both people to enjoy each other well. It is possible that the feelings that your wife does not feel have caused the lack of understanding between you. You are required to learn to be happy and give her confidence and talk to her about love, to show her and say words of praise that attract the heart of a woman, as well as to make her eat foods that arouse feelings. I answered this question here:
