Qofka jirkiisa ku kacsanaayo ma xaalad bay la xiriirtaa?
Su’aasha:
Waxaan ahay doob markaan dharko iska dhigo ee qubeysan rabo xubinkaa i kaca markaan arkaba guskeyga kacsi baan dareemaa arintaas maxay la xiriirtaa qofka isagu ma isku kacsan karya?

Jawaabta:
Qofka marka uu doob yahay wax kaste uu ku kacsadaa xubinta taranka kacsan waxay maskaxda usoo galinaysaa galmo iyo raaxo taas ayaa keenaysaa xalaaddaas waxaa la dhihi kara kacsiga qofka marka uu ka baxo xadkiisa oo koontaroolka uu waayo, caadi ahaan qofka marka uu kacsado jirkiisa ma eego mana fiiriyo laakin kacsiga marka uu indhoole noqdo way dhacdaa, waliba dumarka ayaa u badan marka ay ag istaagaan muraayad iyagoo qaawan qaar way dareemaan taasna saan sheegnay waxaa u noqonaysaa fekerka galmada guud ahaan waxaa la yiri doob reen baa dilay waa maahmaah soomaaliyeed, raga qaar dharka dumarka ay ku kacsadaan taas waa waali waxaa keenay qooqa xadkiisa dhaafay.
When a person is single, anything that arouses them with an erect penis brings sexual and pleasure to their mind, which leads to this situation. It can be said that a person’s arousal is when he goes beyond his limits and loses control. Normally, a person does not look at his body when he is aroused, but an arousal occurs when he becomes blind. Also, women often feel it when they stand in front of a mirror while naked, and as we said, it becomes a sexual thought in general. It is said that a single man kills a woman, which is a Somali proverb. Some men get aroused by women’s clothes, which is madness, caused by a person who has crossed the line.
