Su’aasha: Danbiga zinada qofku haduu faraha ka qaado ilaahy dartii uga tago maxaa laga faaidaa. Jawaabta: Zinada waa dambi weyn oo lagu mutaysto naar maalinta aakhiro, haddii Alle aan kuu dhaafin. Si xoog ayay uga digtay diinta islaamka sinada, marka inaad ka dheeraato waa waajib ee maha wax ikhtiyaar ah, qofkii dambi ka dheeraado asoo […]
