Categories
Talooyinka Consultation

Wiil aan sheekeysano iyo kulaylka jirka

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar wali ma guursan walal wiil aya jira aanla shekeysto wan kala fognahay majecli waxyabah uku hadlo wuxu xiiseya waxyabaha gogosha ku saabsan Aniga waa ogahay inusan waji lahayn madama waxas uu ka sheekeynayo marku ii sheekeynayo Waxan dareema qandho iyo wadnaha oo ii qaadqaadma Lkn ma dareensiyo Waxan iska […]

Categories
Fatwada

Gabar aan dhalay hooyadeeda la joogto fidra maka dhiibaa

Su’aasha: Asc asxaabta media/waxaa rabaa in ay iiga jawaabtan gabar aan aniga dhalay oo hoyadeed la joogta fitrada maka dhiibi karaa mise hooyadeed ayaa ka dhiibi karta. Jawaabta: Gabadha fidradeeda adiga ayay kugu waajibaysaa, maadaama adiga aad tahay aabbaha dhalay, haddiiba adiga aad joogto adaa lagaa rabaa inaad ka dhiibto. Haddii ay kugu dhahdo hooyada […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan rabaa sida isaga yareyn lahaa cayilka

Su’aasha: Waxaan rabaa ina Iska yareeyo cayilka gaar ahaan qeybta hoose ayu igu badan yahy canjaraha birida sidee iskaga yareeyaa. Jawaabta: Cayilka waxaa lagu yarayn karaa qofka inuu ka fogaao cuntooyinka miisaanka jirka kordhiya, sokorta iyo macmacaanka ka fogow, sidoo kale socodka badi, jirkaaga ha helo jimicsi badan. Waxaa kaloo lagu yareeyaa adoo sidaas samaynaya […]

Categories
Bulsho Society

Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida

Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida Dalalka waxa ay ku hormaraan oo ugu muhimsan waa beeraha iyo deeqda badda. Umadda marka ay ka adkaato cuntadeeda ayay gaari kartaa madaxbanaanaan. Tusaale ahaan soomaali waa dal hodan ah dhinaca beeraha iyo dhinaca xoolaha iyo dhinaca khayraadka badda. Laakin ilaa iyo hadda ma garanayaan dadka sidey uga faa’idaysan lahaayeen […]

Categories
Fatwada

Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?

Su’aasha: Sxb anoo sooman ayaan siigeystay waana biyo baxay soonkeyga masii wadankaraa oo ansax ma ii yahay mise jirtaa culimada islamka qaar ogolaanaya in siigada aysan soonka ku jabeynin mahadsanid. Jawaabta: Su’aashan mid la mid ah ayaan hadda ka jawaabay halkaan ka akhriso: Qofka Isagoo Sooman Siigeysta Ma Qaadan Karyaa Madaahibta Dhigeysa In Siigada…

Categories
Fatwada

Qofka isagoo sooman siigeysta ma qaadan karyaa madaahibta dhigeysa in siigada soonku jabinin?

Su’aasha: Waxaan siigeystay maanta oo 29 maraayo soonka inta ka horeysay waan iska ilaalin jiray marka hadaan siigadaas ku dhacay soonkeyga ma sii wadan karaa anoo qaadanayo madaahibta dhigeyso in soonku siigada ku burin bal si deg deg iigu soo sheeg? Jawaabta: Qofka muslinka ma aha inuu raaraaco wixii laysku khilaafay oo kala soo baxo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa

Waxan ahay gabar 23 jir kacsi iyo caajis daran ayaan dareemaa Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar jirta 23 ayan ahay wax barata wll mararka qaar dareenkayga waa normal marna waali ayan noqda Waxan dareema caajis fara badan iyo hoosta aanka dareemo boodbood iyo caajis markan wax dareemo guur Hada marabo astamahas waa maxay aya […]