Su’aasha: Asc asxaabta media/waxaa rabaa in ay iiga jawaabtan gabar aan aniga dhalay oo hoyadeed la joogta fitrada maka dhiibi karaa mise hooyadeed ayaa ka dhiibi karta. Jawaabta: Gabadha fidradeeda adiga ayay kugu waajibaysaa, maadaama adiga aad tahay aabbaha dhalay, haddiiba adiga aad joogto adaa lagaa rabaa inaad ka dhiibto. Haddii ay kugu dhahdo hooyada […]
