Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?
Su’aasha:
Sxb anoo sooman ayaan siigeystay waana biyo baxay soonkeyga masii wadankaraa oo ansax ma ii yahay mise jirtaa culimada islamka qaar ogolaanaya in siigada aysan soonka ku jabeynin mahadsanid.
Hadaan siigo ku dhoco oo saas ku biyo boxo soonkeyga ma sii wadankaraaa?
Jawaabta:
Su’aashan mid la mid ah ayaan hadda ka jawaabay halkaan ka akhriso:
Qofka Isagoo Sooman Siigeysta Ma Qaadan Karyaa Madaahibta Dhigeysa In Siigada…
Tagged
Biyabaxa Soonka
,
Siigada iyo soonka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.