Categories
Fatwada

Qofkii dhaho hadaan sidaa sameeyo diinta islaamka ayaan ka baxay

Su’aasha: Asc wll waxaan rabaa shalay ayaa xoogaa murunay hooyaday shay aan leeyahay ayay ka dhaaratay ana waxaan ka dhaartay lacag aan kulahaa oo labo bari ka bacdi i siin lahayd waxaan dhahay hadaan lacagtaas qaato diinta islaam ka waan ka baxay marka kafaara gudkaas soon saddex bari ah malee yahay mise waa bis Mise […]

Categories
Caafimaadka Health

Ma jirtaa daawo si toos ah kaaga daaweyneysa biyo baxa dagdaga

Ma jirtaa daawo si toos ah kaaga daaweyneysa biyo baxa dagdaga Su’aasha: Asc waxaa rabaa su aashan in liga jawaabo Ma jirtaa daawo si toos ah kaaga daaweyneysa biyo baxa dagdaga ama daawo dhireed Ama Drugs loo isticmaalo mahadsanidin. Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay iyadoo noocyo badan ah, marka waxaa kugu habboonayd inaad […]

Categories
Talooyinka Consultation

Wiil diyaano marsaday oo ka shallaynaya

Wiil diyaano marsaday oo ka shallaynaya Su’aasha: Asc wll ayaan dhexdaas 2019 ayaa waxaan sameeyey wll kay iga wayn ayaa ku qasbay inuu is qurxiyo yacni diyaano uu mar sado wlahi wllkay nin ka adag wligay ma arag lkn halkaas ayaan kasoo maray wuu is cadeeyey halsano iyo bar ayuu waday lkn hada ayuu oo […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waswaaska sida qalbiga looga saaro

Waswaaska sida qalbiga looga saaro Su’aasha: Sedexdi sano ii udambeysay waswas aya I rakateyay Salada iyo daharada iyo Soonka . Salaada iyo dhaharada wan ka guuleystay alxamdullilah.lakin SOONKA ayan kaga guuleysan wayay niyada ayana igudaran malin kasta marki suuxurta lagaro wan suuranayay lakin markas ayay hoowshu bilabaneysay . Sida adiga mad niyaysan Hasoomin iskadaf Waxba […]

Categories
News

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo

Ereyo English si sahlan lagu xifdin karo Qofka marka uu af baranayo waxaa la rabaa inuu raaco qaababka ugu sahlan luqada lagu qaban karo. Waxaa ka mid ah qaabka ugu fudud lagu baran karo afafka oo uu ka mid yahay afka ingiriiska inuu qofka isku qabto ereyda isu dhow qoraal iyo akhris ahaan. Halkaan dhowr […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya

Su’aasha: Walale riyada tan maxa lagu fisiri karaa waxan rakay bac sab ay ku jirto jikada ay taalo bacdasne waxa ku jiro madax ari oo karsan iyo bariis arinta layabka leh waxe tahay inuu madaxa asagoo karsan bacdii inuu kasoo baxo rabo oo afka yacni ilkaha camal ku soo gooynayo bacda aniga aad ayan u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa

Gabar aan la qabin haday ku riyooto iyadoo dhalaysa Su’aasha: Asc bahda daruur aad ayan idinkgu mahadnaqaya jazakallah waxan ku riyooday ano meel cidla kaligey joogo misna aan fooshay allena usan igu dhibin waxan dhalay gabar xaasna ma ahi wxn ahay gabar dhalidas an dhalay familka dhan way ku farxeen maxay noqon kartaa shukran.   […]