Riyada dhalmada safarka oo sahlan

Riyada dhalmada safarka oo sahlan

Su’aasha: Asc bahada daruur  waxaan ku riyoodaya ani iyo ninkayaga oo ku safrayna dhul dooga ah Waxaana laha uur lkn wadada intàn ku jiray waxaa iqabatay fool si dhib yar ayaan u dhalay wiil markiiba naas kaan siiyay waana nuugayaya Dadki ila jaoogay iyo ani aad baan u faraxnay waxay dadku igu lahaayeen ilahay ayaa […]

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa Su’aasha: Su’al ayan raba in kayga jawabo ninka meeqa jeer aa laga rabaa inuu galmo sameyo teda kale maxaa keeno ninka inuu si dhaqsi ku daalo ama inuu geedka ka damo asoo shaqada galmada ku jiro ma jiraan raga aan daalin. Jawaabta: Taas waxay u noqonaysaa qofka intuu galmada […]

Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: Qofka markuu ordo wareeraayo maxaa keena siigada iyo orodka maxaa ka dhexeeya iiga jawaab suaashan maraa kusoo weydiiyey iigamana jawaabin maxaa dhacay jawb deg deg sii Jawaabta: Siigada qofka marka uu samaynayo jirkiisa wuxuu waaynayaa vitamino aad u badan siiba marka uusan cunaynin cunto fiican, taas waxay keenaysaa inuu tabarbeelo oo uu u adkaysan […]

Nadarka markuu bato hal kafaaro maku filan tahay

Nadarka markuu bato hal kafaaro maku filan tahay

Su’aasha: ASC sida aad shegten waxa jira xadiis oranayo kafarada nadarka wa tan dharta waxadna shegten hadi ruuxa ugalo Soonka usan fulin karin kafarada dharta ayuu la imani lakin waxan jeclahay inan idin waydiyo hadi sooman Kala duwan OO nadar ah ugalo una awoodin fulintiisa makafaradas ayuu la imanaya mid walba OO soonkas kamid ah […]

Gabadh ninkeda khaayintay iyo ah’na beenalay

Gabadh ninkeda khaayintay iyo ah'na beenalay

Su’aasha: A S C, bahda daruur marka hore wxn idinku salaamaya salaan sare kadib su’aashan qabo waxa weeyan, gabadh xaas oo ninkeega khaayintay e nin kale xirir lasameesay kadib marku ninkeegu ku ogaaday khalad sameesay ay khaladkay sameesay ninkeega u qiratay iyo cafis ay weedisatay ninkeeguna cafiyay lkn haday gabadha xaaska ah been badan tahay […]

Riyada walaalkay oo naag madow ah naaskeeda caano ka cabayo

Riyada walaalkay oo naag madow ah naaskeeda caano ka cabayo

Su’aasha: Walaalkay oo xaas leh aya wuxu ku riyooday asigo naag madow ah naskeeda caana ka cabaayo hadii o San cabin caanahaas u dhimanaayo. Jawaabta: Riyada ma fiicna wax xun ayay tilmaamaysaa, caanaha uu nuugayo naaska haweeneyda madow waxay riyadaas sheegaysaa jirro iyo murug iyo rafaad, waxaa kaloo lagu fasiraa in lacag la’aan ay qabsanayso, […]

Riyada kabaha quruxda badan

Riyada kabaha quruxda badan

Riyada kabaha quruxda badan Riyada: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo gaari Kula dhexjira nin aan garanayn wato _ ninkaas waxa uu xirnaa kobo u ek kobaha Nike laakiin Ka Duwan oo qurux badan oo lugaha laga dhex arkaayo oo kalarkoodo yahay orange lakin Ka ah hoos normal sida kobaha Nike oo kale cadi […]