Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen Riyada: Asc maxaa lagu fasir gabar haday ku riyoto iyadoo ilka ka daateen oo gacanta ku hayso waxaa daatay afrta ilka kore gacanta ayay ku sida fasikkea muxu noqonaya waa gabar wali an la gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa niyadjab iyo murug oo ay kala kulmayso […]
Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Riyada goosaha qofka ka daadanayo Su’aasha: SC qofkii ku riyodo asoo goosaha ka daadanaya maxaa lagu fasiri karaa riyadas fadlan jawaab aan idinka helo wad mahadsan tihiin. Jawaabta: Gowska haduu yahay mid aan bulunbuli lahayn oo uu dhaco wuxuu tilmaamayaa qofka inuu shaqadiisa waaynayo ama faqri inuu qabsanayo ama musiibo ay qabsan doonto, guud ahaan […]
