Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Su’aasha:

SC  qofkii ku riyodo asoo goosaha ka daadanaya maxaa lagu fasiri karaa riyadas  fadlan jawaab aan idinka helo wad mahadsan tihiin.

Riyada goosaha qofka ka daadanayo
Riyada goosaha qofka ka daadanayo

Jawaabta:

Gowska haduu yahay mid aan bulunbuli lahayn oo uu dhaco wuxuu tilmaamayaa qofka inuu shaqadiisa waaynayo ama faqri inuu qabsanayo ama musiibo ay qabsan doonto, guud ahaan riyada gowsaha daadanayo ma fiicna waa riyo tilmaamayso khasaaro ama qofka inuu dhibaato gali doono.

 

If the teeth is uncoiled and falls, it indicates that the person will lose their job, become poor, or suffer a disaster. In general, a dream about a cow falling is not good. It is a dream that indicates loss or that the person will get into trouble.

2 Responses

  1. Asc , salan kadib sidan oo kle waxan ku riyoday iyado seddexda goos ee hoose iyago xanun la an so dhacayo aan gacan ku heysto hdineh xooga kdib mrkaan fiirshay goosaheyga xooga yar ayaa iska badal oo hal xabo ayaa maqan
    Bal walal i fasira kheyr Allah idin siiyo walwal ayey igu heysaa

Leave a Reply