Categories
Caafimaadka Health

Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada

Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada Su’aasha: Asc walaal waxa la isheegay in basasha iyo toonta oo lashiido biyahooda lacabo inaay xoojiyan raganimada koob cabitan ayan kasameystay ton hal xaba iyo laba xaba basal an isku daray an shiiday koob biyan kudaran waan miiray biyihi ayaan cabay waxaan dareemay lalabo iyo inuu gaaska igu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Sheekh Dirir oo bakhaarka sacado iyo wax la mida oo quraarad ku iibinaya

Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday anoo la socda habaryartay iyo walaalkay oo ku socona bakhaar aan garanayo kadib bakhaarka waxaa wax ku iibinayay qayb kamid ah sheekh dirir oo sacado iyo wax la mida oo quraarad ku iibinaya isaga iyo rag kale oo aan garanayn kadib inankii bakharka hayey ayaa biyo iidirsaday lacagtiina wuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya

Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galaya fasalka dugsiga oo fasalka kaste dhex tagaya riyadaas maxaa lagu fasiri karaa fadlan isoo fasira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol guul ku dhisan, qofkii arko dugsi asoo galaya wuxuu gaaraa waxa uu ka fikirayo oo mustaqbal ah, wuxuu ku guulaysanayaa noloshiisa, shaqo fiican ayuu helayaa guur iyo hanti […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayga raga baraha bulshada ayaan ka celin la’ahay

Su’aasha: Dhib ayaa i haysto xaaskayga waxan qabaa 12 sano ilmo ayay ii haysaa waxaan ka reebi la’ahay galitaanka baraha bulshada way ku waalan tahay waxan ku qabtay iyadoo niman kale la sheekaysanayo waxay igu tiri mar kale uma labanayo iyadoo sidaas ay tahay aniga kama gaabiyo jacayl iyo raaxo iyo istiin dhinac kaste waan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada daayeer qofka soo ceyrsanaya

Riyada daayeer qofka soo ceyrsanaya Riyada: Qofkii ku riyoodo daayeer soo bursanaya oo isagana ka ordaya marka ugu dambaysa uu qabanayo riyada nocas maxa lagu fasiri kara fadlan jawaab ban idinka sugaya. Fasirka: Riyada daanyeerka guud ahaan ma fiican fasirkeeda wuxuu noqon karaa tuug wax kaa xadi rabo ama qof khiyaano badan oo kugu cayaarayo, […]

Categories
Talooyinka Consultation

Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya

Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya Su’aasha: Waqtiga raaxada marka ugu horeyso guska wuu ii kacaa anoo raaxada wado oo wasmada bilaabin ayuu iga damaa maxa tala ah? Jawaabta: Ninka caadi ahaan waxaa laga rabaa inuu geedka ka damin marka uu galmada bilaabo, laakin haddii aad isku aragto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada eyeeyada dhimatay iyadoo faraxsan haddii la arko

Su’aasha: Ayeeydey oo dhimatay ayaan riya ku arkay ayada faraxsan bal hala ifasiro Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhowr waxyaalood mid wuxuu la xiriiraa ayeeyadaada kaas oo ah in xaalkeeda uu fiican yahay oo aysan dhib qabin. Maidda kale adiga ayay kugu saabsan tahay waxayna tahay inaad heli doonto farxad iyo wanaag waxaa dhici karta inaad […]