Riyada daayeer qofka soo ceyrsanaya
Riyada:
Qofkii ku riyoodo daayeer soo bursanaya oo isagana ka ordaya marka ugu dambaysa uu qabanayo riyada nocas maxa lagu fasiri kara fadlan jawaab ban idinka sugaya.

Fasirka:
Riyada daanyeerka guud ahaan ma fiican fasirkeeda wuxuu noqon karaa tuug wax kaa xadi rabo ama qof khiyaano badan oo kugu cayaarayo, waxaa kaloo lagu fasiri karaa dhibaato iyo cudur qofka soo gaaraya, sidoo kale dambiyada waaweyn ayuu astaan u noqon karaa oo qofka samayn doono, riyada aragtida daayeerka guud ahaan ma fiicna.
Riyada daanyeerka halkan ka daawo
Dreaming of a monkey is generally not a good interpretation. It can be a thief who wants to steal something from you or a deceitful person who is playing tricks on you. It can also be interpreted as a problem and illness that will befall a person. It can also be a symbol of serious crimes that a person will commit. Dreaming of a monkey is generally not good.
