Categories
Riyooyinka Dreams

Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda u galmoonaya

Su’aasha: waxan ku riyooday aniga iyo ninkayga qolka jiifka ku jirno asoo ii galmonaya oo aniga aan jiifo isna korka igaga jiifo marka biyaha ayuu igu shubaya markaas ayan arka guskisa wuu kacaa si uu u soo dhaqo markan soo kacop biyhii way iga soo daadanayaan Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad baahi daran u qabto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay

Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay Riyada: qofkii ku riyoodo  asoo dhex maraya dhiiqo badan oo dharka ka halaynaysa maxaa lagu fasiraa? Fasirka: Diiqada waxaa lagu fasiraa murugo qofka soo gaaraya, qofkii dharka ay dhiiqo ka gaarto wuxuu galayaa dhibaato iyo walwal xagga nolosha dhiiqada guud ahaan ma fiicna marka ay dharka hallayso. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo isha oohin Gaduud yar uu kujiro ka imaanayo kadib isha ay baluuk isku badaleyso hadane Timaha indhaha hoostooda ku yaal soo go ayaaan riyadaas iifasir salaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto qaladaad badan oo naftaada iyo diintaada dhib u keenaya waliba waxay si xoog u tilmaamaysaa […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay

Su’aasha: Sideen xaaskayga ooga dhigi karaa mid biya baxada hortay? Jawaabta: Dumarka inta badan way daahaan xiliga galmada ninka ayaa ka hormara ninka hadduu rabo xaaska inay hortiisa biyabaxdo ama ay hal mar isla biyabaxaan waxaa laga rabaa inuu badiyo istiiinka. Gabar kaste meel ayay ka heshaa in laga taataabto ama laga salaaxo qofka waxaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada aragtida khamiiska dhaqan oo waran

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh adigana waxaan ku riyooday khamiisgaygii oo LA ii maydhay oo lagu wadhay dhul banaan oo wada dooga oo aad u qurux badan oo green ah khamiis cad Allah mahadleh Jawaabta: Riyada dharka la dhaqayo oo la warayo waxay tilmaamaysaa xaalkaaga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo

Su’aasha: wxaa ku riyoday gabar aa saxibo nahay oo la arosayo iyado xaflada aroska la jogo aa ninkeda arosayay aa gabar kale matale oo gacanta ka qabsaty ayadana raali ee katahy. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo iyo nolol degan oo ay gabadhaas heli doonto, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah, waxaa kaloo […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninkeyga dhiiga ayaa kasoo tifqa xubintiisa maxaa keeno

Su’aasha: Waxan ku argay galmada kadib xubinta ninkayga dhiig kasoo baxayo oo dhibic yar ah dhow jeerna way dhacday xataa kastuumadisa waa ka arkaa marka maxaa keno dhigaas dhib ma ii keeni kara? Jawaabta: Dhiiga ka imaanaya xubinta taranka ninka waxaa keeni kara dhowr sababood oo ay ka mid yihiin inuu ka bukan yahay ibta […]