Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay

Ayeeyo oo ku riyootay awoowe dhintay Riyada: ustaad Ayeeyday waxay ku riyootay maalin iyo habeen isku xiga inay aragtay awoowe wuu dhintay ilahay haw naxatiisto waa ayeeyo hooyo iyo awoowe hooyo waxay tidhi gurigii uu ku dhintay ooy hada ku sugan tahy oo ah guriga wiilkeeda ayuu qol igaso baxay sidan u sugayey ayaan waayey […]
Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada

Riyada walaalka iyo hooyada iyo ayeeyada Riyada: # Riyada kobaad~ waxan riyo ku arkay walaakay iga wayn isku hooyo iyo aabo nahay isago qaawan wax dhar ahna sidan waxaana la joogtay xaaskiisa labaad # Riyada labaad~ waxan riyo ku arkay hooyaday ilaahay ha u naxariiste oo geeriyootay 27 sano kahor iyado fadhida o i fiirinayso […]
Riyo ayeeyo aan u tagayo oo wiil ila socdo

Riyo ayeeyo aan u tagayo oo wiil ila socdo Riyada: Shiikhow waxaa iisoo fasir insha,allh xala waxaa ku riyooda Anoo hurda Ayeyday hooyaday dhashay Way nooshaha Isku meelna ma joogno Waa maamo weyn xisna maleh oo dadka badi makala garanayso xitaa caruurta ay dhashay ilaa ay isku sheegan oo isku tilmaamaan kadib inay garato baa […]
Riyada ayeeyo dhimatay oo la socota aabe iyo awoowe

Riyada ayeeyo dhimatay oo la socota aabe iyo awoowe Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday ayayday oo dhimatay sanado kahor oo lasocota awawgay iyo aabahay oo nool iyaga oo suuqa maraya waxay galeen bakhaar suuqa ku yaala marka aniga iyo eedaday ayaa aragnay markaas ayay eedo ku ri qof ukeen caano geel ayeeyo markaas ayaan […]
Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo mar hore dhimatey alle ha u naxariistee oo sakaraad ah sariir saaran maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Riyada qof dhintay oo sakaraadaya ma fiicna waxay tilmaamaysaa guriga inuu wax ka dhici doono, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, mar kaste salaad aad […]
Riyada ayeeyo dhimatay oo hooyo la dagaashay

Su’aasha: Asc wllyal waxaan ku riyooday ayayadey oo mar hore geeriyooty Oo naga tageyso gurigeena sida caadiga ah ayeeyo inaga heyny oo ayeeyo gurigeena ayey Ku geeriyooty wana ayeeyo oo hooyadey Macaan dhashy marka Riyada waxey aheyd ayeyo wey baxeey ayada iyo hooyaa is dagalayo ana waan oynayaa ooo ayeyo tuugayaa Marna hooyo ugu danbeyn […]
Waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo

Su’aasha: waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo dhimatey 2015 aniga oo lajoogo wada faraxsanahay iyadane dhoola cadeyneyso maxaa lagu fasirikaraa riyadaasi Jawaabta: Waa khayr badan inshaa Allaah xaaladda ayeeyadaada way fiican tahay, meel fiican ayay joogtaa, adigana inshaa Allaah wax ku frxiyo ayaad helaysaa. Riyada ayeeyada dhimatay waxay tilmaamaysaa sidoo kale nasiibka fiican aad leedahay marka […]
