Categories
Talooyinka Consultation

Qofka aan xiriirka la leeyahay sideen uga dhigi karaa qof ila shekeysta oo aanu kala caajisin

Su’aasha: Waku salaamay wllo nio gabar baa xiriir naga dhexeeyaa hadana ma hadal badan inta badan anigaa sheekeeyo iyadu hadalkeedu wuu koobanyahay waxayna ii sheegtaa inay I jeceshahay aniguna waxaan ahay dadka aanan xiisey kuwa afka gaaban ee hadlin marka sidee war kaga keensan karaa maxaan ugu sheekeeeyaa bal ila tali sxb Jawaabta: Marka hore […]

Categories
Fatwada

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa Su’aasha: Asc xadiiska fitrada ka sheekeeyay oo ay kamid tahay xiiritanka bisqinta ma waajiba 40 days kabadan madambi ba mase runba in salada aan laga aqbalaynin midkale waswaska Aya iguso laba kacleyay wuxuuna igajura imtixaanka intabadan waxaan jeclahay inan guul kagaaro waxbarashada lakin markuu imtixaanka sodawaado waswaska […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada manaarada masjidka oo la hoos fariisanayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan riyo ku arke masajid diris ila eh oo wili dhismo ku socdo Anigoo minarada hosteda fadhiyo aya kor u firiyay aad ayeba usii dhertahy xidigaha iyo cirka ayey madaxa la gashay .Jazakaallh Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto qof daaci ah oo diinta dadka ugu yeera oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyooneyso ayadoo meel aroos lee joogto marwalba

Su’aasha: Asc Daruur waan idin salaamay. Salaan kadib gabar ila dhalatay ayaa marwalba waxaay ku riyootaa ayadoo meel aroos joogto xaflad, goob ama hool aroos. Fasir keeda muxuu noqon karaa. Mahadsanidiin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay heli doonto nolol ka duwan nolosheeda oo farxad iyo wanaag badan leh, gabadha aan la guursanin markay arkayso […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ursashada ubaxa maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey geed baxay oo ubax ah midabka ubuxuna wuxu aha cadaan iyo akhtar kadib wan soo gooyay wan ursadey ur badan oo udgoona mu laheyn, Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha iyo raaxada aad heli doonto mustaqbalka, geedka ubaxa wuxuu astaan u yahay nolol raaxo iyo farxad balaaran. Waliba noloshaada si […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta

Riyada ilmo qurux badan iyo suuqa khudaarta Riyada: Asc wll waxn ku riyodey riyo Sidan u dhaceysa aniga oo rer isleyneyno kadib an kaso baxsadey waxn u mid walashey waxn wadnay wiilyar iyo inan yar aad u qurux badan dhar quruxbadan wata ilmihi yara ban xanbarey wilkii ila qiyas 5 jir bu aha waxn laha […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Waxan ahay gabadh 22 jir ah walwal iyo kalsooni la’aan aan isku arkay

Su’aasha: Asc wllo waxd talo igasiisan dhib iheystaa tasoo ah wll waxan ahay inan ama gabadh 22 jir ah xaalada waxn isku arkay mudo lagajoogo sanad markn xidhiidh lasameyo wiil waxn daremaya cidhiidhi kalsoni la,an walwal an ka baqayo inan qofka wayo an jeclado ama yanan jeclan markaste isku dhacayaga aniga usababa burburiya xidhiidhkyga waxnkle […]