Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo

Riyada mas madow kasoo baxayo meel geed laga gooyn rabo Riyada: Asc bahda daruuro waan isinsalaamay dhamaantiin waxaan ku riyooday laba habeen oo is xiga aniga guriga aayadeey geed kagooy rabo mas madoow marka mahaa lagu fasirikaraa riyadaas. Fasirka: Waxaa lagu fasiraa riyada cadow daran oo qarsoon inuu jiro oo adiga aadan ogayn wuxuu ka […]

Riyada qof wax dhalo u eg igu soo tuuraya

Riyada qof wax dhalo u eg igu soo tuuraya

Su’aasha: Asc, waxaan arkay qof aqaano oo joogo meel geedo gaagaaban ku yaalo, oona igu soo tuuray wax dhalo oo kala ah, dhalada way ku dhacday meel horteyda ah, kadib ul isoo qaatay xageyga soo aaday walaalkiisa ku soo baxay waana ka qaaday ushii. Kawaran ! Jawaabta: Qof ayaa arrin kaasoo gaarsyo oo aad ka […]

Riyada maroodiga meel doog ah jooga

Riyada maroodiga meel doog ah jooga

Su’aasha: scw riyada maroodiga oo duurka joogo meel aad doog u ah oo buuro leh maxay noqon kartaa wuxuu taagan yahay meel fog oo geedo badan leh meeshana waa meel aad u qurux badan qofkana farxad ayuu dareemayaa. Jawaabta: Riyada maroodiga waa riyo guud ahaan barwaaqo tusinaysa, qofkii ku riyoodo maroodi wuxuu helayaa nolol dheeraad […]

Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo iyo anoo duulayo

Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo

Su’aasha: Waxaan Ku riyooday aniga oo biibaayo kadibna waxan arkay geed gubanaayo xaafad kundxyaal geedkaas ilma ayaa ag joogay wan imid meshi waxan Ku iri caruuti maad dabkan damisan kadibna waxan bilaabay inaan biyo ku shubo khaybtii uu geedka Ka gubanaayay. Jawaabta: Riyada geed gubanayo waxay tilmaamaysaa fursad inay lumi doonto ama in mashruuc lagu […]

Qofkii arko asoo geed aad u dheer fuulaya oo shawriga u eg

Qofkii arko asoo geed aad u dheer fuulaya oo shwriga u eg

Su’aasha: SCW qofka markuu arko asoo fuulaya geed aad u dheer oo shwriga u eg cagaaran riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada fuulitaanka geedka dheer waa riyo fiican oo tusinaysa farxad iyo guul iyo sharaf uu qofka heli doono, sidoo kale geedka dheer waxaa lagu fasiraa cimri dheer, qofkii arko asoo fuulaya geed aad […]

Riyada ursashada ubaxa maxay noqon kartaa

Riyada ursashada ubaxa maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey geed baxay oo ubax ah midabka ubuxuna wuxu aha cadaan iyo akhtar kadib wan soo gooyay wan ursadey ur badan oo udgoona mu laheyn, Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha iyo raaxada aad heli doonto mustaqbalka, geedka ubaxa wuxuu astaan u yahay nolol raaxo iyo farxad balaaran. Waliba noloshaada si […]

Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay

Riyada geed guriga hortiisa ku yaalay oo soo dhacay

Su’aasha: Asc walaaha wabka daruuro waad ku mahadsantahiin sida quruxda badanee bulshada ugu adeegtaan ilahay hidin xiftiyo Wll xalay waxaan ku riyooday ani iyo hooyaday oo guri joogna anoo meel daarada dhexdeedaah taagan waxaa soo dhacay geed guriga hortiisa ku yaalay ani horay ayan u dhaafay dhinacbaana uga leexday waxaana lahayn ilahaybaa na dhaafiyay qashinkiisa […]