Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada ursashada ubaxa maxay noqon kartaa
Su’aasha:
Asc wllo waxn ku riyodey geed baxay oo ubax ah midabka ubuxuna wuxu aha cadaan iyo akhtar kadib wan soo gooyay wan ursadey ur badan oo udgoona mu laheyn,
Riyada ursashada ubaxa maxay noqon kartaa
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha iyo raaxada aad heli doonto mustaqbalka, geedka ubaxa wuxuu astaan u yahay nolol raaxo iyo farxad balaaran.
Waliba noloshaada si dhaqsi ayay isu badalaysaa meel fiican ayaad gaaraysaa.
Marka inshaa Allaah riyada waa khayr iyo bishaaro.
Tagged
Riyada Geedaha
,
Riyada Ubaxa
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.