Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan

Su’aasha: Asc walaalaha waxaan ku riyoode taxi baan meel u raacayaa waan kadagin meel ay joogaan koox dumar ah way idilayaan ilmo bay iga soo ridayaan kadib waxaa i arkaya nin gaari cad wata wuu igu soo ordaya si uu iiga qabto gaarigi buu gaari kale ku dhufan waxba gaari mayan jug bes wuu soo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo

Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo Riyada: Asc wll waxaan in la ii fasiro riyadaaan waxaan ku riyooday anigoo guurinaya habaryarteey gabadheeda oo dhimatay anoo guurinayo anigana xaaskeeyga oo joogta ayaan guursanayaa gabar aan aqaano oo la qabo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay farxad iyo khayr badan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay ninkeeda oo dharka caruurta u keenay

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll xLay adinkii waxaan ku riyooday odaygayga oo dhar caruureed qurxan oo surwaalo iyo garamaan u badan oo dhar wiilal ah iyo halxaboo garan gabdheed ah oo aad u qurxan anaaana arag tolmo saas ah waligay oon leeyahay garan kan waa gabar gurxanaa waana dharka umusha buuu iikeenay waxaan laha ilahaybaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhagaysiga muxaadarada iyo furayaal iyo nin isoo bursanayo

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday anoo masaajid muxaadaro ka dhagaysanaya oo aad aan u badanahay markii ay muxaadaradu dhamaatay waxa la galay salaad markaa ani waxaan lahaa daahir ma ihi oo macduur baan ahay markaa gabar aan aqaano ayaa igu tiri salaadan tukano waxaana kulahaa ani macduur baan ahaye muxadarada lee u […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan

Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan Su’aasha: Asc bahda daruuro wll malinkii istniinta anoo cajisan ayaan barqada salaad tukaday kabacdi quraan ayaan aqristay anoo quraanka aqrinaayo ayay hurdo daran iqabatay waana seexday markaan seexday waxan arkay ri 🐐yar oo gaduudan oo hirtayda fadhisa wax aana arkayn baa igu dhahay ridaan iyo 6 yaasiin iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dayr wayn iyo dumar iyo inan yar

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo lasocda gabadh ayaan waxaan dayr wayn kasoo galnay koone waan dhex soconay laba dumaroo meesha wax ku karinaya waxayna ahayd heteel cunto ayaan soo marnay waan soo dhaafnay waxaan nimid koonihii kale gabadhii ila socotay inan ay dhashay oo u qurux badan oo labisan ayaanu u nimid […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta

Su’aasha: Asc allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxay hooyaday ku riyootay bakhaar wayn oo dheer oo waxwalba yaalaan iyodoo dhex joogta Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo arsaaq fara badan iyo khayr badan waa riyo fiican. Bakhaarka guud ahaan waa cunto xalaal ah marka riyo lagu arko inshaa Allaah hooyadaa Ilaahay […]