Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo

Riyada:

Asc wll waxaan in la ii fasiro riyadaaan waxaan ku riyooday anigoo guurinaya habaryarteey gabadheeda oo dhimatay anoo guurinayo anigana xaaskeeyga oo joogta ayaan guursanayaa gabar aan aqaano oo la qabo.

Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo
Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay farxad iyo khayr badan ku siin doono adiga iyo xaaskaaga riyada aad guurinayso gabar dhimatay  fasirkeeda waa arrimahaaga oo si sahlan ku dhamaanaya guurka naagta la qabo adoo xaas leh waa farxad siyaado kuu imaan doonto riyada guud ahaan waa riyo fiican, waxaa loo maleeyaa riyo cabsi leh.

This dream indicates that you will encounter problems that can harm your reputation, even if you do not feel it and are sleeping through it. The person who is causing you this problem is an immoral person. It also indicates that the people you trust will not support you. This is indicated by the dog that does not defend you and is immediately beaten and is powerless.
So the dream is a warning about enemies who are plotting evil against you.
God knows, the meaning of the dream is that God protects you.

Leave a Reply