Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll malinkii istniinta anoo cajisan ayaan barqada salaad tukaday kabacdi quraan ayaan aqristay anoo quraanka aqrinaayo ayay hurdo daran iqabatay waana seexday markaan seexday waxan arkay ri 🐐yar oo gaduudan oo hirtayda fadhisa wax aana arkayn baa igu dhahay ridaan iyo 6 yaasiin iyo suuratu idaa waaqica ayaa sadaqo ku ah inaad isku aqrido xitaa ninkaaga inaad la raxaysato waalagaa haystaa rida markaan fiiriyay wayba gowracnayd markaa maxà lagu fasiri karaaa wll ilahay ha idin xiftiyeee.

Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan
Gabar ku riyootay ri guduudan oo gowracan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in laga yaabo sixir inuu jiro oo loo sameeyay ninkaaga si laguu nacsiiyo guud ahaan waxaa daawo kuu ah quraanka kariimka inaad akhrisato mar walba, shardi ma aha inaad u akhriso qaabka riyada lagugu tusay tirada iyo suuradaha, quraanka oo dhan waa khayr.

Waliba waxaa fiican aayadaha sixirka lagu buriyo inaad ku dadaasho.

  1. Aayadaha Lagu Daaweeyo Isha Iyo Sixirka
  2. Calaamadaha Sixirka Ninka Iyo Xaaskiisa Lagu Kala Geeyo
  3. Sixirka Sidee Lagu Gartaa

 

The dream indicates that there may be magic that has been done to your husband to make you angry. In general, the cure for you is the Holy Quran, which you should read all the time. It is not necessary to read the number and chapters in the dream as shown to you. The entire Quran is good.
It is also good to try to find verses that nullify magic.
Verses to Treat Evil Eye and Magic
Signs of Magic to Separate a Man and His Wife
How to Recognize Magic

Leave a Reply