Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Su’aasha: Xalay riyo ayaan ku riyooday intaanan riyada ugalin aan ka horraysiiyo warbixin yaroo gaaban oo riyada xidhiidh La leh. Muddo 10 sano kahor ah waxan ka shaqayn jiray dukaan aanu leenahay macaamiisha dukaanka waxaa kamid ahayd islaan(duq) jaarkayaga ahayd, way shaqaysan jirtay oo suuqa ayay alaabo lafadhiisan jirtay. Kadib anigu jaamacad ayaan tagay dhawr […]
Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta

Su’aasha: Asc allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxay hooyaday ku riyootay bakhaar wayn oo dheer oo waxwalba yaalaan iyodoo dhex joogta Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo arsaaq fara badan iyo khayr badan waa riyo fiican. Bakhaarka guud ahaan waa cunto xalaal ah marka riyo lagu arko inshaa Allaah hooyadaa Ilaahay […]
Riyada dukaan oo layga dhacayo

Su’aasha: asc walaalaha daruur dhamaan tiin sln kadib waxan riyo ku arkay xly anigo dukan la iiga taganayo oo dhex joogo baan waxan is arka aniga oo joogo mel dukankii anigo 10km mel ujirto aan hadana joogo qab aan utagayna aan garanayn sida aytahayna marka solabanayo dukankii lagaga tagay so fiiri isdhahay waxa iga hor […]
