Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaqida guriga iyo cunida strawberry iyo dacaska

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey gurigayagi hore ano xaaqayaa nadiifinaya kadib hooyo aya i siisey xabad tufaaxa iyo xabad strawberryو Riyada kle waxan ku riyodey ano dacas cadcad xidhanayaa meel usocda Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa oo wanaagsan xaaqidda guriga waxay tilmaamaysaa noloshaada inay isbadalayso oo aad noqonayso qof ka badalan siduu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa

Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa Su’aasha: Asc wllo waxd ifasirtaa waxn ku riyodey ano baasto dhadher sita cunayo iyo afar xabo tufaaxa kadib aabahay aya ii imi waxu iga qatey xabad tufaax ana tiikle ayan cunay waxn laha walalahey aya ila cunaya Mahadsanidin Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arsaaq kuusoo dhow dahay oo aad […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin Riyada: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo dhisan oo uguurnay guri cusub oo daarad wayn oo balaadhan leh waxaana nasoo bookhday laba gabdhood oo walaalo ah oo caruur farabadan oo hablo u badan wata iyo hooyadood gabdhaha caruurtani dhalay Cirkuna waxuu lahaa daruur waawayn […]

Categories
Talooyinka Consultation

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan

Waxaan ahay gabar 19 jir saxarada ma ceshan karo waxaana sabab u ah arintan Su’aasha: Asc wll waxaan ahay gabar 19 jir ah waxaan jeclaaday wiil cad oo qurxoon oo diinta xiiseeya oo ku dhaqma oo balwad lahayn oo Dumarka fiir fiirin oo xishood iyo aqlaaq leh oo cod kar ah oo geesi ah masha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anoo dugsi quraan u waday 2 caruur ah oo aan dhalay

Su’aasha: Asc walaalaha waad ku mahadsantihin shaqada aad u hayaan bulshada jazakslah kheyr waxaan ku riyoodey dugsi ii dhaw anoo 2 caruur aan dhalay geyay aad bay u yaryar yihin si aan u weheliyo baan la fariistay waa haben nin aan macalinki ahayn baa meel qol ah ka soo baxaya oo suli bananka ah buu […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhibka nafsiga iyo kan caafimaad kee bey siigadu keentaa?

Dhibka nafsiga iyo kan caafimaad kee bey siigadu keentaa? Su’aasha: Horta nio ani waa guursan lahaa balse ma haysto qarashkii aan gabar ku doonan lahaa hadana ma shaqeeyi oo meeshaan joogo ayaaba saas iska ah saasey tahayna ma siigo badni markay I qabatinto oo waxaan qabto waayo ayaan ku faktaa markaasna yax yaxa igu bata […]

Categories
Caafimaadka Health

15 maalmood ka hor anoo siigo igu dambeysay hadaan siigesto halmar dhib Mey iikeeni kartaa

Su’aasha: Nio waxaa daraad go’aansaday inaa siigada iska dhaafo lkn saaka siigeyste si lama filaan ah kacsi waali aan dareemay ka dib xubintaydii anoo jiid jiidaayo ayaan sidii ku biyo baxay hadana waanka qowmameeyey inaan sidaas sameeyo arintaas kabashadii xaga siigada maalmahaan aanka nastay ma iga saameyneysaa iiso gudbi wll. Jawaabta: Dhibka nafsiga ay siigadu […]