Dhibka nafsiga iyo kan caafimaad kee bey siigadu keentaa?
Su’aasha:
Horta nio ani waa guursan lahaa balse ma haysto qarashkii aan gabar ku doonan lahaa hadana ma shaqeeyi oo meeshaan joogo ayaaba saas iska ah saasey tahayna ma siigo badni markay I qabatinto oo waxaan qabto waayo ayaan ku faktaa markaasna yax yaxa igu bata dadka dhan inay I ogyihiinaa umaleeyaa siiba markaan dumarka arko baan saa I’d u xishooda marka sow lama dhihi karo dhibka siigada leedahay kan nafsiga ugu daran markii kan caafimaadka la dhoho.

Jawaabta:
Dhibka nafsiga wuxuu uga daran yahay kan caafimaadka kuma xirna tiro, tusaale ahaan haddii qofka bishii hal mar uu siigeysto xitaa wuu dareemayaa dhibka nafsiga, laakin caafimaadka jirka inta badan qofka wuxuu dareemaya saameyskiisa marka uu siigada badsado sida qofka maalin kaste siigaysta.
Kan nafsiga murugo ayuu keenayaa oo qofka kalsoonida ka tirtiraya wuxuu isu arkaa inuu liito wuxuu ka shallaynayaa falkaas uu sameeyay cadaab qalbi ayuu ku jirayaa.
Dhibta siigada qofka uu kala kulmo
Psychological problems are more serious than physical problems and are not related to quantity. For example, if a person smokes once a month, he will still feel psychological problems, but physical health is often affected when he smokes more than usual, such as when he smokes every day.
This causes psychological distress and destroys the person’s self-confidence, making him feel inferior, regretting the act he did and suffering from mental anguish.
