Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa

Su’aasha:

Asc wllo waxd ifasirtaa waxn ku riyodey ano baasto dhadher sita cunayo iyo afar xabo tufaaxa kadib aabahay aya ii imi waxu iga qatey xabad tufaax ana tiikle ayan cunay waxn laha walalahey aya ila cunaya

Mahadsanidin

Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa
Riyada cunitaanka baastada dhaadheer iyo tufaaxa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in arsaaq kuusoo dhow dahay oo aad heli doonto adiga iyo reerkaaga,

tufaaxa waa arsaaq si fudud lagu helayo, siiba qofka marka uu arko asoo cunaya, waxaa kaloo isna arsaaq ah riyada baastada, marka riyada waa riyo fiican.

 

Riyada baastada lala cuno qof madax ah

The dream indicates that food is near and that you will find it for yourself and your family.

Apples are easy to obtain, especially when a person sees them eating them. Also, pasta dreams are a sign of food, so the dream is a good dream

Leave a Reply