Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada xaaqida guriga iyo cunida strawberry iyo dacaska
Su’aasha:
Asc wll waxn ku riyodey gurigayagi hore ano xaaqayaa nadiifinaya kadib hooyo aya i siisey xabad tufaaxa iyo xabad strawberryو Riyada kle waxan ku riyodey ano dacas cadcad xidhanayaa meel usocda
Mahadsanidin.
Riyada xaaqida guriga iyo cunida strawberry iyo dacaska
Jawaabta:
Riyada waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa oo wanaagsan xaaqidda guriga waxay tilmaamaysaa noloshaada inay isbadalayso oo aad noqonayso qof ka badalan siduu ahaa markii hore wanaag ayaad heli doontaa, cunitaanka farowlada (strawberry) aad cuneyso iyada waxay tilmaamaysaa farxad balaaran waxaa laga yaabaa inay noqoto farxaaddaas guur iyo guul xagga nolosha, sidoo kale xirashada dacaska cadcad waa guur aad guursan doonto qof aad u fiican.
Guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan oo bishaaro kuu ah, waana khayr inshaa Allaah.
Tagged
Riyada Dacaska
,
Riyada Farowlada
,
Riyada Kabaha
,
Riyada Xaaqida Guriga
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.