Riyada biyo cirka ka imaanayo oo kaligay igu kooban

Riyada biyo cirka ka imaanayo oo kaligay igu kooban Riyada: Waxan ku riyooday biyo kaligay igu kooban oo cirka ka imaanayo waxaan gacanta ku haystay sufurka biyaha lagu cabo amaba [galaaska biyaha] cirka ayaan u taagayay oo biyo cirka ka imaanaya ayaa ku dhacayay galaaska [sufurka] kadib meesha aan taagna ayaan ka dhaqaaqay hadana meel […]
Riyada xidigaha oo dab noqonayaan

Riyada xidigaha oo dab noqonayaan Riyada: Sheikh waxaan ku riyoodey xidigaha oo dab noqoneyaan kadib cirka meel kaga dhacayaan kadibna aroor noqonesaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo isbadalayo oo laga yaabo inaad la kulanto Waxanya la xiriiraan arrimahaas dad caan ah oo dhib ku dhici doono Xidigaha cirka caadi ahaan waxay astaan u yihiin dadka […]
Gabar haday ku riyooto dayaxa oo dhulka usoo dhow

Su’aasha: scw waxaan rabaa in la ii fasiro riyada dayaxa oo iftiimaya oo aad moodo inuuu dhulka usoo dhow yahay, daxaya muxuu noqonaa fasirkiisa Jawaabta: Daxayaha ama bisha guud ahaan waxaa lagu fasiraa darajo sare qofka inuu helayo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa qofka inuu xaalkiisa ficnaanayo oo uu sameyn doono camal suuban, waxaa kaloo […]
Riyada roobka imaanayo biya la’aan kadib

Su’aasha: Asc waan idin salaamay bahda daruur. Waxa aan ku riyooday dhul abaar ah oo biyo la’aan darani ka jirto Oo uu roob aad u wayni isasooqabtay daqiiqado yar gudaheedna Biyuhu dhulka cadeeyeen Mahadsanidin. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada khayr iyo barwaaqo ayay tilmaamaysaa iyo in Ilaahay naxariistiisa la heli doono, waa riyo aad u fiican […]
Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin Riyada: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo dhisan oo uguurnay guri cusub oo daarad wayn oo balaadhan leh waxaana nasoo bookhday laba gabdhood oo walaalo ah oo caruur farabadan oo hablo u badan wata iyo hooyadood gabdhaha caruurtani dhalay Cirkuna waxuu lahaa daruur waawayn […]
