Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada 2 gabdhood uur leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday 2 gobdhood oo mar hore iigu danbaysay iyagoo xaamila ah maxay noqon kartaaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo kuusoo dhow yihiin oo kaa farxinaya waana wax fiican oo qiima leh, riyada waa riyo fiican. Guud ahaan uurka waa wax la sugayo oo waqti u baahan marka riyada […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninka 21 maalmood muu awooda kusoo ceshan karaa

Su’aasha: ASC WAXAAN MAQLAY IN NINKA HADUU 21 MAALIN USAN GALMA SAMEYNIN UUNA SIIGEYSAN INUU AWOOD BÙXDO YEELANAYO MA RUNBAA Jawaabta: Taas dadka way ku kala duwan yihiin dad waxaa jira muddo ka yar kusoo laabta dadna muddo ka badan, sidoo kale waxay u noqonaysaa qofka intuu ku jiray galmada ama siigada oo watiga uu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday anigoo dhar badan oo meel yaalo ayan kala baxay dhar wana dhar caruured waxan ka qaatay dharka ilmaha yariska naag duq oo basto cuneso aya la jogtay dharka. Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo nolol wanaagsan iyo cimri dheer dharka wuxuu tilmaamayaa wanaag iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday mas cad oo xariq madow madaxa ku leh maska saaxib ayu ila aha garabkeyga ayu sarnay wan so qabtay wuxu isku duubay calacasha gacanteyda waxa arkay asago afka ila radina inu i cuno ayu raba madaxa ayan darbiga ug dhuftay wuxuu koray saqafka guriga ane ul ayaan madaxa uga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anigoo cunaya cake toortaha ah

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday riyo iguso laalabatay marar badan oo ah: Anigo markasta cunayo cake dolsho ama toortaha aadka u jilicsan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku faraxdo oo xaflad in loo dhigo mudan, wuxuu noqon karaa guur hadaad tahay gabar wali aan guursanin ama darajo sare xagga waxbarashada ama […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo

Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galay suuq qaad lagu iibinayo wuxuu rabaa inuu iibsado aakin dadka ayuu ka baqayaa riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilaamaamaysaa qofka inuu rabo dantiisa inuu gaaro laakin cabsi ayaa ku jirta, dad ayuu ka baqayaa  ama wax kale buu ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaska oo iga ordeysa iyo masas aan arkayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday anigoo masas badan arkaya qaarna wan ka baqayay, guryaha an jaarka nahay ayuu u dhawaa, wanan dilayay lkn uu iga baxsaday, markii danbena waxan ku riyooday xaaskayga oo iga ordaysa oon ku leeyahay ila joog, suudhki an laha ayan nin u dhiibay markasan xaaska ku idhi suudhka laynaga soo raacay ee […]