Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Riyada islaan duq ah oo dhalinyar noqotay

Su’aasha: Xalay riyo ayaan ku riyooday intaanan riyada ugalin aan ka horraysiiyo warbixin yaroo gaaban oo riyada xidhiidh La leh. Muddo 10 sano kahor ah waxan ka shaqayn jiray dukaan aanu leenahay macaamiisha dukaanka waxaa kamid ahayd islaan(duq) jaarkayaga ahayd, way shaqaysan jirtay oo suuqa ayay alaabo lafadhiisan jirtay. Kadib anigu jaamacad ayaan tagay dhawr […]

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday anigoo dhar badan oo meel yaalo ayan kala baxay dhar wana dhar caruured waxan ka qaatay dharka ilmaha yariska naag duq oo basto cuneso aya la jogtay dharka. Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo nolol wanaagsan iyo cimri dheer dharka wuxuu tilmaamayaa wanaag iyo […]