Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo

Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galay suuq qaad lagu iibinayo wuxuu rabaa inuu iibsado aakin dadka ayuu ka baqayaa riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilaamaamaysaa qofka inuu rabo dantiisa inuu gaaro laakin cabsi ayaa ku jirta, dad ayuu ka baqayaa ama wax kale buu ka […]
