Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada 2 gabdhood uur leh
Su’aasha:
Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday 2 gobdhood oo mar hore iigu danbaysay iyagoo xaamila ah maxay noqon kartaaa.
Riyada 2 gabdhood uur leh
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo kuusoo dhow yihiin oo kaa farxinaya waana wax fiican oo qiima leh, riyada waa riyo fiican.
Guud ahaan uurka waa wax la sugayo oo waqti u baahan marka riyada lagu arko, laakin hadda waxay badan tahay arrin muhim ah adiga aad sugaysay oo farxad leh inay kuusoo dhowdahay.
Tagged
Riyada Uurka
,
Riyada Xaamilada
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.